Ardayda iyo Qoysaska Banaadiriga!

Ku soo noqo sannad-dugsiyeedka 2022 & 2023 – aad ayaan ugu faraxsanahay inaan ku hayno! Waxaan wada qaadan doonaa sanad wanaagsan.

Gurigaaga Furan wuxuu kuu noqon doonaa fursad weyn oo aad ku aragto fasalladaada, aad la kulanto shaqaalaha iyo macalimiinta iyo dhammaan asxaabtaada. Labada aqal ee dugsiyada hoose/dhexe iyo Banaadir Academy waxay furan yihiin Khamiis, Sebtember 1-deeda saacada 4-ta galabnimo ilaa 7-da galabnimo.

Maalinta koowaad ee dugsigu waa Talaadada, Sebtembar 6deeda.

Hadii aad rabto in aad u diyaar garowdo sanadka fooda inagu soo haya, waxaad ka eegi kartaa Buuga Ardayda Dugsiga Hoose ee Banaadir iyo Buug-gacmeedka Ardayda Akadeemiyada Banaadir.

Haddii aad hayso su’aalo ku saabsan dugsiga soo socda, fadlan kala xidhiidh xafiiska dugsiga: Banaadir Elementary 612-724-4680 iyo Banaadir Academy 612-326-7200.

Ma sugi karno inaan ku aragno!

_________________

Banaadir Students and Families!

Welcome back to the 2022 & 2023 School year—we are so glad to have you!  We are going to have a great year together.

Your Open House will be a great chance for you to see your classrooms, meet staff and teachers and all your friends.  Both the Banaadir Elementary and Banaadir Academy Open Houses are Thursday, September 1st at 4pm to 7pm.

The first day of school is Tuesday, September 6th.

If you want get ready for the year ahead, you can take a look at the Banaadir Elementary Student Handbook and Banaadir Academy Student Handbook.

If you have questions about the upcoming school, please contact your school office: Banaadir Elementary 612-724-4680 and Banaadir Academy 612-326-7200.

We can’t wait to see you!